Mareykanka oo Xayiraad saaray Saraakiil ay ku eedeeyeen in halis ku yihiin Dimuquraadiyada

Dowlada Mareykanka ayaa shaacisay in xayiraad dhinaca fiisaha ama dal ku galka Mareykanka kusoo rogeen saraakiil u dhalatay dalka Uganda ay ku eedeeyeen in ay faragalin ku sameeyeen nidaamka dimuquraadiuyada ee dalkaasi. Xoghayaha arimaha dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka ku sheegay in xayiraada fiisaha kusoo rogeen saraakiil iyo … Continue reading Mareykanka oo Xayiraad saaray Saraakiil ay ku eedeeyeen in halis ku yihiin Dimuquraadiyada